Madaxweyne Zelensky oo Sabab layaab leh shaqada uga eryay Madax ku dhaweyd

Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shaqada ka eryay masuuliyiin aad ugu dhawaa, kaddib markii ay soo baxeen eedeymo la xariira in madaxdaasi xubno la shaqeenayay ay xiriir la yeesheen Ruushka. Volodymyr Zelensky  ayaa shaqada ka ceeriyay madaxii amniga Ukraine Ivan Baka-nov iyo dacwad oogaha guud ee dalkaasi Irna Venedik-tova, waxaana masuuliyiintan la sheegay in … Continue reading Madaxweyne Zelensky oo Sabab layaab leh shaqada uga eryay Madax ku dhaweyd